Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Ra’iisul Wasaare C/weli oo ka hadlay dilkii dilkii 36-qof loogu geystay duleedka Mandheera.

Madaxweynaha iyo Ra'iisal-wasaarahaMadaxweynaha Soomaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo ra’iisul wasaarihiisa, C/weli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilkii 36-qof loogu geystay duleedka magaalada Mandheera ee Waqooyi-bari dalka Kenya.
Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka oo loo qeybiyay mooshinka kal sooni kala noqoshada Xukuumadda & Jawaari oo sheegay in uusan Sabtida ladhaafi doonin.

jawaari

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Wasiirka Arimaha Gudaha Kenya oo xilkii laga qaaday & Taliyaha ciidanka Booliska oo iscasilay..

Ole-LenkuMadaxweynaha Dalak Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Shaqadii ka Cayriyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Joseph Ole Lenku  kadib markii Dalka Kenya Gaar ahaan Magaalada Mandheera ay ka dhaceen Weeraro Dad badan ay ku Geeriyoodeen. Continue reading

Kulankii ay yeesheen maanta Xildhibaanada Baarlamaanka oo looga hadlay Mooshinkii, si nabad ah ku dhamaaday.

Barlamaanka Soomaaliya.JPG2Kulankii xildhibaanada golaha Baarlamaanka ee maanta ay yeesheen ayaa la shaeegay inuu ku dhammaaday si wanaagsan oo nabad-gelya ah, iyadoo Fadhiga oo ay xaadireen maanta 207 Xildhibaan. Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada dilka 36-ruux oo Kenyan ah.

ciidamo-al-shabaabXarakada Al-shabaab ayaa si rasmi ah u sheegatay inay mas’uul ka ahayd dilka 36-qof oo Kenyan ah saaka aroortii hore loogu geystay meel ku dhow magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari dalka Kenya.
Continue reading

%d bloggers like this: