HEES CUSUB DHALINYARO BY MAXAMED DEEKO.

NIINOW1

HOOS KA DAAWO HEESTA CUSUB

Continue reading

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Xarumahii difaaca uu Ku lahaa Muqdisho Ku Wareejiyay Hey’adaha Amniga.

Taliska XDS.jpg2Xaruumihii difaaca ay ku sugnaayeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa oo ay la wareegeen tan iyo markii Maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab laga saaray Caasimada ayaa si toos ah ugu wareejiyay Ciidamada Nabas sugida iyo sirdoonka Qaranka iyo ciidamada Booliska Soomaaliyeed kuwaa oo sugaya ammaanka guud ee xaruumahaasi ee lagu wareejiyay.
Continue reading

Maalinta Caalamiga ah ee Xanuunka AIDS-ka oo Maanta laga xusay magaalada Muqdisho

Aids.jpeg1Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caalamiga ah ee AIDS- ka oo ku beegan 1 da December oo qaadatay Saacado badan ayaa waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho taa oo sanad kasta Dunida laga xuso.
Continue reading

Wafdi ka socday Jaamacadda Carabta oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka Soomaaliya.

arab leagWafdi ka socday Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, wafdigan oo ka koobnaa Sideed xubnood ayaa waxaa hogaaminayay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Kuweyt, waxana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federalka Soomaaliya.
Continue reading

Guddoomiyaha Hay’adda Culummada oo Dowladda kula taliyey inay awood u adeegsato joojinta Colaadaha, haddii la iska dhega-tiro Islaaxa.

sheikh bashirHay’adda culummada Soomaaliyeed ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay awood u isticmaasho sidii ay ku joojin lahayd colaadaha u dhexeeya beelaha Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku dagaalamaya gobolka Galguduud.
Continue reading

Xaflad lagu taageerayay maamulka Koonfur Galbeed & Madaxweyne Shariif Xasan oo lagu qabtay magaalada Manchester.

IMG_3227Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynaayay, isla markaana lagu taageerayay madaxweynaha cusub ee maamulka 3-da Gobol ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa habeenimadii Xalay waxaa lagu qabtay magaalada Manchester ee wadanka Ingiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA OO BADAN Continue reading

%d bloggers like this: