Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in isku dhafka ciidanka gobollada dalka iyo kuwa Qaranka ay qayb weyn ka qaadanayso dhisidda awoodda ciidanka iyo horumarinta federaalka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay isku dhafka ciidanka gobollada dalka iyo kuwa Qaranka….
Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dadka ku dagaalamaya nawaaxiga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan colaada, isuguna yimaadaan miiska wada hadalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheikh oo ugu baaqay dadka ku dagaalamaya nawaaxiga degmada Xarardheere iny joojiyaan colaado macno daro ah.
Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaannadii diidanaa mooshinka ka dhanka ah xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare C/wali Sh. Axmed ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan go’aanka kasoo baxay guddoonka baarlamaanka ee lagu go’aamiyay xilliga ay dib u bilaabanayaan shirarkii baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada kasoo Horjeeda Mooshinka oo Aqbalay in Cod loo qaado Mooshinkii laga keenay kala baxo Ra’iisul-wasaare C/wali Sh.
Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Cudurka Indhaha ku dhaca ee loo yaqaano Daafka ayaa lagu soo warramayaa inuu si aad ah ugu faafay dadka ku dhaqan G/Banaadir Cudurka oo ku dhaca Indhaha, kana mida cudurrada faafa ayaa ka dillaacay magaalada Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Cudurka Indhaha ku dhaca oo si aad ah ugu faafay dadka ku dhaqan G/Banaadir.
You must be logged in to post a comment.