Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu faahfaahiyay in wadahadallo iyo wada-tashiyo ku saabsanaa sidii xal looga gaari lahaa nidaam-darrada soo wajahday kulammadii Baarlamaanka Soomaaliya.
Sidoo kale, qoraalka ayaa lagu sheegay inay maalinta Talaadada ah ee soo socota ay furmi doonaan kulammada baarlamaanka, isla markaana la guda-geli doono mooshinka kalsooni kala noqoshada xukuumadda RW Soomaaliya.
Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Jawaari wuxuu u qornaa sidatan:
SomaliSwiss        Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.