Danjiraha Dowlada Switzerland uga Wakiilka dalka Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyad ee ku dhaqan Switzerland.

Mudey.jpeg1Waxaa Maalintii Talaadada ahayd, kuna beegneyd 25/11/2014ka Magaalada Bern ee Caasimada Dalka Switzerland lagu qabtay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaraddas, waxaana kulankaas lagu casumay qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kantoonada Wadankan Switzerland. (SAWIRRO) Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M oo manta ku Kulmeen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Muungaab iyo Key.jpg3Danjiraha Qramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somalia Nicholas kay iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta ku Kulmay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir , kulankaas ay wada qaateen labadan Mas,uul ayaa waxaa looga wada hadlay arimo dhowr ah .
Continue reading

Dowladda oo Muwaadiniinta dalka Mareykanka oo loogu digay inay u safraan Wadanka Jabuuti.

USAMareykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digtay inay u safraan dalka Jabuuti, kaddib markii ay heshay xog ku aaddan weerraro argagixiso oo laga yaabo in danaha uu Mareykanku ku leeyahay dalka Jabuuti lagu bartilmaameedsado, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.
Continue reading

%d bloggers like this: