Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo go’aanno kasoo saaray khilaafka ka dhex taagan madaxda Sare dalka.

???????????????????????????????Guddoonka golaha Barlamaanka ayaa manta ka soo saaray go’aanno khilaafka taagan Madaxda Sare ee dowladda, Guddoonka ayaa sheegay inuu khilaafka madaxda Sare dalka uu saameyn xooggan ku yeeshay hay’adaha dowladda oo dhan.

Qoraalka uu soo saaray Jawaari oo ka kooban 10-qodob ayaa lagu xusay in baarlamaanka uu ka dhacay buuq iyo is-qabasi fara badan, sidaa daraadeedna aan la gudo geli doonin wax Ajande ah, inta xal laga gaarayo muranka iyo khilaafka hareeyay baarlamaanka Somalia.

Qoraalka go’aanka Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu u qornaa sidatan:

Go'aan_BaarlamaanSomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: