Wafdigii uu Hoggaaminayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta dib ugu soo laabtay dalka.

G. Baarlamanka-soo-laabtayGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib safar ay ku tageen dalka Jabuuti.
Continue reading

Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo ay badbaadiyeen Ciidamada Badda ee Dalalka Taliyaanga iyo Liibiya.

Tahriib.jpg1 Sida ay Wakaaladda Wararka AFP kasoo xigatay saraakiil ka tirsan ciidamada badda dalalka Talyaaniga iyo Liibiya ayaa la sheegay in ku dhow 800 qof oo ay ku jiraan tahriibayaal Soomaaliyeed ayaa laga soo badbaadiyay bada Mediterranean-ka 48-kii saacadood ee lasoo dhaafay.
Continue reading

Wasiirka Arrimaha dibadda oo u amba-baxay dalka Yeman

W. arrimaha DibaddaWasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maal-gashiga xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta dalka ka amba baxay, isagoo ku sii jeeda dalka Yeman.
Continue reading

Wasiirka Haweenka oo maanta u dhooftay dalka Turkiga.

W. Khadiijo-MaxamedWasiirka Haweenka iyo Xuququl insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamad Diiriye ayaa maanta u amba baxday dalka Turkiga, halkaas oo ay uga qayb geli doonto kulan ay soo qaban qaabisay dowladda Turkiga, oo looga hadli doono Arrimaha Haweenka wadamo badan oo Soomaaliya ay ku jirto
Continue reading

%d bloggers like this: