Posted on November 20, 2014 by SomaliSwiss
Shirkii looga hadlayay Hiigsiga Cusub ee Soomaaaliya oo lagu qabtay magaalada Copenhagen ee Denmark ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah, iyadoo warmutiyeedkan oo ka koobnaa 24 qodob wuxuuna u qornaa sidan: Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War-murtiyadeed Kasoo baxay Shirkii Hiigsiga Cusub ee Copenhagen.
Posted on November 20, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa sheegay in dhawaan lasoo af-jari doono khilaafka ka dhex-oogan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Somalia, isagoo xusay inaan loo baahnayn in Beesha Caalamku ay fara-gelin ku sameyso arrintan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in lasoo af-jaraayo khilaafka u dhexeeyo Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Posted on November 20, 2014 by SomaliSwiss
Magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda ayaa xalay ilaa saakay ka da’ayey Roobab mahiigaan ah oo lagu diirsaday; Roobabkan oo qeyb ka ah xilli roobaadka Deyrta ayaa saacado badan, iyadoo roobkani uu xareedda waray meelaha biyo qabatinka ah.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda oo xalay ilaa saakay ka da’ayey Roobab lagu diirsaday.
You must be logged in to post a comment.