Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
November 19, 2014 – U.N. Secretary General Ban Ki-moon, center, walks inside the heavily-protected airport complex during a visit to Mogadishu, Somalia, Wednesday, Oct. 29, 2014.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on The UN gave millions to Somalia. Where did it go?
Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay waxyaabaha ay la tageen shirka maanta ka furmay Copenhagen Denmark horumarka Dowladda Soomaaliya ay ku tilaabsatay iyo guulihii laga gaaray horumarka lagu ciribtirayo maleeshiyaadka argagaxisada Al Shabaab.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay Shirka Higsiga ee Copenhagen.
Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
Shirka Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Copenhagen ayaa lagu soo hadal qaaday khilaafka u dhexeeya madaxda Soomaaliya, iyadoo wakiillada beesha caalamka ay kusoo bandhigeen shirka aragtiyadooda ku aaddan khilaafka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wakiillada Calaamka oo Muujiyay Aragtiyadooda la xiriira Khilaafka Madaxda Soomaaliya
Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
 Waxaa maanta magaalada Muqdishoka dhacday Munaasabad looga dhawaaqay gole cusub oo la magac-baxay golaha isu-tagga xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya, kaasoo ay 10 xisbi siyaasadeed ku midoobeen.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo looga dhawaaqay Gole ay ku Midoobeen toban xisbi siyaasadeed.
Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka Copenhagen ee loo qabanayo Somalia ayaa soo dhaweeyay doora-shada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya oo loo doortay xildhibaan Shariif Xasan Sh. Aadan iyo dhismaha maamulkaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey Doorashada Maamulka Koonfur iyo Jawaari oo sheegay in dowladdu aqoonsan doonin natiijo walba oo shirkaas kasoo baxda.
Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
Ergeyga QM ee Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa ka hadlay shirka Higsiga iyo dib u dhiska Soomaaliya ee maanta ka furmay Caasimada dalka Denmark ee Copenhagen wuxuuna muujiyay sida uu ugu rajo-weyn yahay inay kasoo baxaan natiijooyin wax ku ool u ah Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga QM ee Soomaaliya oo ka hadlay shirka Higsiga iyo dib u dhiska Soomaaliya ee maanta ka furmay Copenhagen.
Posted on November 19, 2014 by SomaliSwiss
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman S. Sidikou ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kaasi oo loo doortay afhayeenkii hore ee baarlamaanka mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Midowga Afrika oo soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed
You must be logged in to post a comment.