Posted on November 18, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay ayaa si heersare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark. Sidoo kale Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi ayaa iyaguna si aada ugu soo dhoweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa garoonka diyaaradaha ee Copenhagen. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay oo si heersare ah loogu soo dhoweeyay dalka Denmark.
Posted on November 18, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay xukuumaddu ay soo dhoweyneyso doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay xilkan loo doortay, isagoo doorashada ku tilmaamay mirihii kasoo baxay shir muddo dheer soo socday.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ma runbaa hadalka kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya in dowladda ay aqoonsatay doorashadii ka dhacday Baydhabo?.
Posted on November 18, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Maamulka 6-da gobol ee Koonfur galbeed Soomaaliya, Madoobe Nuunow Maxamed oo ka hadlay doorashadii xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inaysan doorashadaasi ahayn mid iyaga quseyn.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Maamulka 6-da gobol ee Koonfur galbeed Soomaaliya oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Shirkii Baydhabo.
You must be logged in to post a comment.