Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
A majority of Somalia’s 22-member federal cabinet has written to Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed giving him an ultimatum to resign or President Hassan Sheikh Mohamud will appoint a replacement. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Majority of Somali Cabinet Urges Prime Minister to Resign.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Kenyan police shot dead a man and arrested about 250 others when they searched two mosques in this port city that they said were used to recruit militants and stash weapons, senior officials said on Monday. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kenyan police shot dead a man and arrested about 250 others.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Maamulka 3-da Gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliyeed ayaa sheegay in doorashadii maanta xilkaas loogu doortay ay ahayd mid xalaal ah, wuxuuna sheegay in shirka lagu dhisay maamulka uu madaxda ka yahay uu soo maray heerar kala duwan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shariif Xasan oo sheegay Doorashadeydii isaga lagu magacaabay in ay ahayd mid xalaal ah.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Maamulka Bankiga Caalamiga ah ee Soomaaliya tiro cagaf-cagaf ah ku wareejiyay qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliyeed kadib munaasabad ay ka qeyb galeen maamulka bankiga iyo qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bankiga caalamiga ee Soomaaliya oo Beeraley Guddoonsiiyay Cagaf-cafafyo badan.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Illaa 16 Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsaday Ra’iisal wasaare C/weli Shiikh Axmed Maxamed in uu iscasilo maadaama khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha uu meel xasaasi ah gaaray. HOOS KA AKHRI WARAAQAHA LOO GUDBIYAY R/W. C/WELI. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Akhri Warqaddii ay 16-ka wasiir u gudbiyeen Ra’iisal Wasaaraha ugana dalbadeen in uu is-casilo.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ugu yaraan laba qof ay ku dhinteen; tiro aad u badanna way ku dhaawacmeen mudaaharaad ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bannaanbax ballaaran oo ka dhacay magaalada Baydhabo iyo shirkii ka socday magaaladaas oo Madaxweyne laga doortay.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa mar kale ugu baaqay madaxda Soomaalida inay muujiyaan xasillooni siyaasadeed ka hor shirka Soomaaliya loogu qabanayo magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Madaxda dalka ugu baaqay in ay muujiyaan xasilooni siyaasadeed.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta u ambabaxay Copenhagen ee dalka Denmark.,si uu uga qeybgalo shirka heerka Sare ah oo looga hadlayo horumarka laga sameeyey New Deal .
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hoggaaminaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta u ambabaxay Copenhagen ee dalka Denmark.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasiir ka tirsan xukuumadda oo sheegay in 14 wasiir ay Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyeen warqad ay kaga dalbanayaan inuu is casilo, waxaana xafiisku sheegay in warqadaas aysan soo gaarin.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warmurtiyeed ka soo baxay xafiiska R/Wasaare Cabdiweli oo lagu amraya Golaha Wasiirada iney u gutaan shaqadooda.
Posted on November 17, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa wareysi uu siiyay VOA-da ku sheegay inay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya xalay u gudbiyeen warqad ay kaga dalbanayaan inuu is-casilo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo R/Wasaare C/Weli u gudbiyeen warqad ay kaga dalbanayaan inuu is-casilo.
You must be logged in to post a comment.