Posted on November 12, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Saudi Arabia ayaa daboolka ka qaaday in shirka Higsiga Soomaaliya oo ka dhici doona xarunta dalka Denmark ee Copenhagen uusan saameyn ku yeelan doonin khilaafka madaxda sare ee dowladda Soomaaliya u dhexeeya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegay in Khilaafka Siyaasadeed uusan Saameyn ku yeelan doonin Shirka Higsiga ee Copenhagen.
Posted on November 12, 2014 by SomaliSwiss
War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda ee Britain iyo barwaaqa sooranka ayaa si cad loogu sheegay in Britain ay aad uga walaacsan tahay xaaladda siyaasadeed ee Somalia ka jirta,wuxuuna ku booriyeey dhinacyada uu u dhexeeyo khilaafka inay xalliyaan khilaafka ku xalliyaan hab siyaasadeed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Britain oo Madaxda sare ee Soomaaliya ugu baaqday in ay xalliyaan Khilaafaadka dhexdooda ah.
You must be logged in to post a comment.