UK expresses concern over political instability in Somalia.

image001-300x256UK deeply concerned about political instability in Somalia. Urges all parties to resolve differences through political process. Following plans to table a parliamentary motion calling for a vote of no confidence in the Somali Prime Minister and his government, an FCO spokesperson said: Continue reading

91 Killed as Al-Shabab Takes Somali Island.

B16SXG2IUAAVWg8Witnesses in southern Somalia say more than 90 people were killed in weekend fighting that saw militant group al-Shabab retake a key island in the Lower Juba region. Al-Shabab attacked pro-government forces on Kudhaa island before dawn Saturday, seizing control of it from the Interim Juba Administration (IJA). Continue reading

US Not Sending Delegation To Somalia Meeting Due To Political Turmoil.

USAThe United States has said that it is not sending a delegation to the High Level Partnership Forum on Somalia, Because Somalia’s leadership is distracted with political division. A meeting of the Forum is scheduled for next week in Copenhagen to review progress under the New Deal. Continue reading

Shouting match, whistles halt debate on sacking Somali PM.

Mogadishu (Reuters) – A debate on whether to sack Somalia’s Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed descended into chaos on Tuesday as his supporters blew whistles and shouted out slogans, forcing the parliamentary speaker to halt the session. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed meelkasta ay joogaan.

Guddoomiye JawaariGuddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya ayaa caawa farriin ku aaddan kulankii buuqa ka dhashay ee xildhibaannada baarlamaanku ay maanta ku yeesheen Muqdisho u diray shacabka Soomaaliyeed. HOOS KA DHEGEYSO VIDEOWGA FARIINTA GUDDOOMIYAHA BARLAMAANKA.
Continue reading

Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka uu ku yeeshay Muqdisho oo maanta ku dhamaaday Buuq iyo Sawaxan.

Buuqa BaarlamaankaKulankii Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu ku yeeshay Muqdisho ayaa maanta ku dhamaaday buuq iyo sawaxan, kaddib markii la keenay mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed, kaasoo aan suuro-gelin in xildhibaannada loo qaybiyo.
Continue reading

Xildhibaan Max’ed Cumar Dhalxa oo maanta ka badbaaday isku day dil.

Prof DhalxaXildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Xildhibaan katirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka badbaaday isku day dil oo lagu qaarijin lahaa, kaddib markii kooxo hubeysan ay saaka ku weerareen meel ku dhow gurigiisa.
Continue reading

Go’aankii ay Madaxda Sare Soomaaliya ay ku joojiyeen shirka Baydhabo oo laga soo horjeestay.

Shirka Baydhabo.jpg1Shirka lagu dhisayo maamulka gobollada Koonfur-galbeed Soomaaliya ee ka socda magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka soo hor-jeestay Ergadii ka soo qayb gashay go’aankii ay shalay soo saareen madaxda Somalia, kaasoo ay ku dalbadeen in hakad la geliyo shirkaas.
Continue reading

Dowladda Mareykanka oo walaac weyn ka muujisay xiisada siyaasadeed ee kasoo cusboonaatay Soomaaliya.

Jen PsakiDowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay muranka siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda Sare Soomaaliya, waxaana ugu baaqday xildhibaanada baarlamaanka inay ka joogsadaan mooshinka kalsooni kala laabashada ah ee laga keenay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed.
Continue reading

%d bloggers like this: