Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya oo Go’aan soo Saaray in la Hakiyo Shirka Baydhabo

baydhaboMadaxda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u soo saaray go’aan si KMG ah loogu hakinayo shirka ka socda Baydhabo ee dhismaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ee ka kooban saddexda gobol.
Continue reading

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho oo maanta ka furmay Shir looga hadlayo Higsiga Cusub ee Soomaaliya.

Shirka higsiga MuqdishoShir looga hadlayo Higsiga Cusub (New Deal ) ee Somalia ayaa ka socda garoonka diyaaradaha ee Adan Adde ee Muqdisho, kaasoo ay ka qaybgalayaan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo uu u dhexeeyay dhawaanahan khilaaf halis geliyay howlaha dowladda Somalia.
Continue reading

%d bloggers like this: