Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ugu baaqay Nicholas Kay inuu raalligelin ka bixiyo eedeynta u soo jeedeyey Xildhibaanada.

Barlamaanka Soomaaliya.JPG3Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dalka ayaa maanta ugu baaqay ergayga QM ee Somalia Nicholas Kay inuu raalligelin ka bixiyo eedeyn ku saabsan laaluush ay xildhibaannada ku bedelanayaan codadkooda si kalsoonida loogala noqdo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Continue reading

Hay’adda culummada Soomaaliyeed oo ku baaqday in khilaafka Madaxda lagu xalliyo Diinta Islaamka

Sheekh Bashiir Axmed SalaadHay’adda culummada Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay ka hadashay khilaafka madaxda sare ee Somalia u dhexeeya ayaa sheegtay inay sameeyeen guddi khilaafkaas wax ka xalliya.
Continue reading

%d bloggers like this: