Somalia power struggles risking peace efforts: EU, UN

EU, UN.gif1Mogadishu (AFP) – Power struggles between Somalia’s president and prime minister are risking the war-torn country’s fragile gains, European Union and United Nations envoys warned Monday in a call for “responsible political leadership.” Continue reading

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya oo la Kulmay Dhigiisa dalka Kenya.

W. Gaadiidka iyo Duulista.jpg4Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada Soomaaliya mudane Saciid Jaamac Qoorsheel oo ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay wasiirka gaadiidka iyo dhismaha ee dowlada Kenya Micheal Kamaw. Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Danjiraha Q.M. ee Soomaaliya.

MadaxweynahaMadaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa soo saaray Warqad qoraal ah uu kaga jawaabay hadal ka soo yeeray Danjiraha QM ee Somalia Nicholas Kay wuxuu qoraalkiisa ku sheegay inay lama huraan tahay in xaq-dhowrka madax-bannaanida Soomaaliya ay tahay mid lama taabtaan ah; Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qoraalkiisa ku billaabay:
Continue reading

Madaxda Sare Qaranka oo xalay Muqdisho ku dhexmaray Kulan qaatay dhowr saacadood.

madaxda-sareMadaxda Sare Qaranka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray Kulan qaatay dhowr saacadood, kulankan oo ahaa kii u horreeyay oo si ka fool ka fool ah u dhex-mara madaxda ugu sarreysa dalka tan iyo markii uu soo baxay khilaafka u dhexeeya madaxweynaha iyo ra’iisul wasaarihiisa.
Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay laba hindise-sharciyeed ee la horkeenay.

Xildhibaanada barlamaanka.jpg1Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay laba hindise-sharciyeed oo midkood uu ahaa xisaab-xirka miisaaniyaddii 2013-ka iyo heshiis dhinaca milateriga ah oo ay wada-galeen Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Continue reading

%d bloggers like this: