Envoy to Somalia expresses deep concern over political tensions, urges unity and continuity.

United_NationsMogadishu, November 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, has expressed deep concern over the political tensions between President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, which puts at risk the country’s efforts to achieve critical political targets set out in Vision 2016. Continue reading

Wakiilka Qaramada Midoobay Nicholas Kay oo war-saxaafadeed kasoo saaray khilaafka Madaxda sare iyo Xildhibaano diyaarinaya mooshinka.

Nicholas KayXafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa markii ugu horeysay goor dhow warsaxaafadeed ka soo saaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka, kaasi oo uu sheegay inuu ka walaacsan yahay saameynta khilaafkaasi uu ku yeelanayo dadaalada horumarka dalka Soomaaliya. Continue reading

Madaxda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb-gashay Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliyeed.

Meydka Taliyaha.jpg3Madaxda Sare dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb-galay aas Qaran oo gelinkii dambe ee maanta loogu sameeyay dugsiga tababarada booliiska ee Jen. Kaahiye (Scola Bulisio) taliyihii ciidanka booliiska Somalia, Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo Khamiista si lama filaan ah ugu geeriyooday Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE
Continue reading

Meydka Taliyihii ciidanka booliska oo maanta dib looga soo celiyey Muqdisho

Meydka TaliyahaAllaha u naxariistee Meydkii taliyihii ciidanka booliska Soomaaliyeed Marxuum Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil ayaa saaka dib loogu duuliyay magaalada muqdisho,ka dib markii baaritaano lagu xaqiijiyya sababaha keenay geeridiisa loogu sameeyay magaalada Nairobi.
Continue reading

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha oo ka warbixiyay booqasho uu ku joogo dalka Talyaaniga.

W. Tamarta.jpg1Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed (Oday) safar shaqo ku jooga magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa ka warbixiyay safarka uu ku tegay dalkaasi.
Continue reading

%d bloggers like this: