Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta loo qeybiyay heshiiska difaaca ee Soomaaliya iyo Talyaaniga

Xildhibaan Mahad CabdallaKalfadhiga Shanaad kulankiisa Lixaad ee maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa waxaa soo xaadiray 149 mudane, waxaana ajandaha kulanka uu ku saabsanaa akhrinta xisaab xirka 2013 oo ay soo gudbiyeen guddiga maaliyadda iyo qorsheynta ee Baarlamaanka.
Continue reading

Ciidamada Nabad-sugidda oo toogtay dhagar-qabayaal dilay askari.

Nabadsugidda.jpg4Ciidamada nabadsugidda Qaranka ayaa maanta labo qof ku toogtay agagaarka Suuqa weyn ee Bakaaraha, kaddib markii ay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda ku toogteen suuqa hubka lagu iibin jiray ee loo yaqaan Cir-toogte.
Continue reading

Ra’iisul wasaare C/wali Shiikh Axmed oo Rajo ka muujiyay in dhawaan la xallin doono khilaafka taagan.

Ra'iisalwasaaraha SoomaaliyaRa’iisul wasaaraha Soomaaliya C/wali Shiikh Axmed ayaa rajo ka muujiyay in khilaafka u dhexeeya isaga iyo madaxweynaha somalia, Xasan Sheekh Maxamuud la xallin doono dhowrka casho ee soo socda, kaasoo ka dhashay isku shaandheyntii lagu sameeyay golaha wasiirrada todobaadkii hore lasoo dhaafay. HOOS KA DAAWO VIDEO

WAREYSIGA RA’IISUL WASAARAHA

Continue reading

Webiga Jubba oo ku fatahay deegaano ka tirsan gobolka J/hoose, dadkii fatahaaddaas saameyeyna ay u barakaceen magaalada Kismaayo.

Fatahaada WobigaWaxaa dhawaan webiga Jubba oo ku fatahay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka J/hoose, ayaa waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray qoysas badan oo deegaanadoodii uga soo barakacay fatahaaddii uu dhwaan sameeyay webiga Jubba. Continue reading

%d bloggers like this: