Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in isku dhafka ciidanka gobollada dalka iyo kuwa Qaranka ay qayb weyn ka qaadanayso dhisidda awoodda ciidanka iyo horumarinta federaalka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlay isku dhafka ciidanka gobollada dalka iyo kuwa Qaranka….
Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dadka ku dagaalamaya nawaaxiga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan colaada, isuguna yimaadaan miiska wada hadalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheikh oo ugu baaqay dadka ku dagaalamaya nawaaxiga degmada Xarardheere iny joojiyaan colaado macno daro ah.
Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaannadii diidanaa mooshinka ka dhanka ah xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare C/wali Sh. Axmed ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan go’aanka kasoo baxay guddoonka baarlamaanka ee lagu go’aamiyay xilliga ay dib u bilaabanayaan shirarkii baarlamaanka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada kasoo Horjeeda Mooshinka oo Aqbalay in Cod loo qaado Mooshinkii laga keenay kala baxo Ra’iisul-wasaare C/wali Sh.
Posted on November 30, 2014 by SomaliSwiss
Cudurka Indhaha ku dhaca ee loo yaqaano Daafka ayaa lagu soo warramayaa inuu si aad ah ugu faafay dadka ku dhaqan G/Banaadir Cudurka oo ku dhaca Indhaha, kana mida cudurrada faafa ayaa ka dillaacay magaalada Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Cudurka Indhaha ku dhaca oo si aad ah ugu faafay dadka ku dhaqan G/Banaadir.
Posted on November 29, 2014 by SomaliSwiss
Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu faahfaahiyay in wadahadallo iyo wada-tashiyo ku saabsanaa sidii xal looga gaari lahaa nidaam-darrada soo wajahday kulammadii Baarlamaanka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta sheegay in kulammadii Baarlamaanka ay billaabmi doonaa Talaadada Soo socoto.
Posted on November 28, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle oo booqasho ku jooga magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa xalay la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga Paolo Gentiloni, kaasoo ay kaga hadleen arimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga iyo xiriirka dublamaasiyadeed ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii laba jibaari lahaa taageerada ay Talyaanigu uu siiyo Somalia. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga.
Posted on November 28, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa Soomaalida ku dhaqan Kanton Zürich lagu wargelinayaa in laga furay degmada (Stadt) Dulliken ee Kanton Solothurn, dukaan laga heli karo dhammaan alaabta guryaha la dhigto sida qolka Hurdada, fadhiyada, Alaabta Jikada oo mididibyo kala duwan leh, go,yaasha sariiraha, duraaxadaha, barkimooyinka fadhiyada iyo galalkooda, dhammaan sharaxaadaha kala duwan IWM. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ogeysiis iyo Wargelin, Ogeysiis iyo Wargelin.
Posted on November 27, 2014 by SomaliSwiss
Clockwise from top left: Abdirashid Abdulahi, Mohamed Dahir, Liban Abdi, Jusef Abdirizak, Mohamed Jumale, Abdulahi Aden, Arafat Ahmed Osman and Idleh Osman, eight of 13 Somali men who have been convicted at Bristol crown court of running an inner-city sex ring. Photograph: Avon and Somerset police/PA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on 13 men guilty of enforced prostitution and rape of vulnerable girls in Bristol.
Posted on November 27, 2014 by SomaliSwiss
Xisbiga cusub oo loogu magac-daray Cadaaladda Bulshada ayaa maanta looga dhawaaqay Muqdisho, iyadoo xisbigan uu guddoomiye u yahay, guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo maanta looga dhawaaqay Xisbi uu gudoomiye ka yahay Tarsan.
Posted on November 27, 2014 by SomaliSwiss
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in baaritaan uu ku socdo xubno ka tirsan dowladda oo loo haysto dacwad laxiriirta dhoofinta dhuxusha.hadalkaan ayuu sheegay xilli xafiiskiisa uu ku la hadlay warbaahinta Qaranka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo sheegay in la baarayo dacwado loo haysto dad lagu helay dhoofinta dhuxusha.
Posted on November 27, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah RW Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa ra’iisul wasaaraha ka dalbaday inuu xilka ka dago maalinta Axadda ah ka hor, taasoo ay sheegeen inay tahay midda keliya ee soo afjari karta khilaafka taagan. HOOS KA DHAGEYSO
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanno ka codsaday Ra’iisul Wasaare C/weli inuu Is-casilo, inta aan la gaarin maalinta Axadda ah.
Posted on November 26, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa Maalintii Talaadada ahayd, kuna beegneyd 25/11/2014ka Magaalada Bern ee Caasimada Dalka Switzerland lagu qabtay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha dibadda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaraddas, waxaana kulankaas lagu casumay qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kantoonada Wadankan Switzerland. (SAWIRRO) Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha Dowlada Switzerland uga Wakiilka dalka Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyad ee ku dhaqan Switzerland.
Posted on November 26, 2014 by SomaliSwiss
Danjiraha Qramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somalia Nicholas kay iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta ku Kulmay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir , kulankaas ay wada qaateen labadan Mas,uul ayaa waxaa looga wada hadlay arimo dhowr ah .
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q.M oo manta ku Kulmeen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Posted on November 26, 2014 by SomaliSwiss
Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digtay inay u safraan dalka Jabuuti, kaddib markii ay heshay xog ku aaddan weerraro argagixiso oo laga yaabo in danaha uu Mareykanku ku leeyahay dalka Jabuuti lagu bartilmaameedsado, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda oo Muwaadiniinta dalka Mareykanka oo loogu digay inay u safraan Wadanka Jabuuti.
Posted on November 25, 2014 by SomaliSwiss
25 novembre 2014 – Boliiska Gobolka Zürich ayaa gacanta ku soo dhegay Nin u dhashay dalkan Switzerland oo 34 Jir ah, oo Maanta isku dayey inuu dhac u geysto Xafiiska Boostada ee ku tallo Xarunta Ganacsida Glatt ee deegaanka Wallisellen (ZH).
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Boliiska Gobolka Zürich oo gacanta ku soo dhegay Nin Swiss ah oo doonayey inuu dhac geysto !!!!!
Posted on November 25, 2014 by SomaliSwiss
Mrs Bineta Diop oo ah wakiilka Gudoomiyaha Midowga Afrika ee haweenka, nabada iyo xasilinta ayaa maanta Muqdisho soo gaartay mgalaada Muqdisho, waxayna la kulmay Wasiiro ka tirsan xukumadda Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Haweenka, Nabada iyo xasilinta oo maanta soo gaartay mgalaada Muqdisho.
Posted on November 25, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshey guddi ka socday iskaashatada iyo shirkadaha gaadiidka kaasi oo ku saabsanaa sidii dib u habayn loogu sameeyn lahaa gaadiidka xamuulka ee ka howlgalla dekedda magalaada Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaadiidka oo maanta la kulmay Iskaashatada Gaadiidka Dekadda ka howlgala
Posted on November 25, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirada arimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashida Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beeyle ayaa magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yemen kulan kula qaatay wasiirka arimaha dibadda ee dalka Yemen Mudane Abdullahi Max’ed Al-sayidi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya iyo kan dalka Yemen oo ka wada hadlay arimo dhowr ah oo quseeya labada dal.
Posted on November 24, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaaraha Somalia C/weli Shiikh Axmed oo shir jaraa’id caawa ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inuu diyaar u yahay in lagu xalliyo khilaafka taagan hab wadahadal ah, isagoo mooshinka baarlamaanka laga geeyayna ku til-mamaay mid sharci-darro ah oo carqalad ku noqday geeddi socodka Hiigsiga 2016-ka, isla markaana lagu difaacayo wasiir saaxiib la ah madaxweynaha.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul wasaare C/weli Shiikh Axmed oo sheegay in mooshinka la horgeenayo baarlamaanka waa mid lagu difaacayo Wasiir Saaxiib la ah Madaxweynaha.
Posted on November 24, 2014 by SomaliSwiss
Guddoonka golaha Barlamaanka ayaa manta ka soo saaray go’aanno khilaafka taagan Madaxda Sare ee dowladda, Guddoonka ayaa sheegay inuu khilaafka madaxda Sare dalka uu saameyn xooggan ku yeeshay hay’adaha dowladda oo dhan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo go’aanno kasoo saaray khilaafka ka dhex taagan madaxda Sare dalka.
Posted on November 24, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa Maanta oo Isniin ah Baarlamaanka Soomaaliya la doonayey markii saddaxaad in la horkeenayay mooshinka ka dhanka ah ra’iisul wasaaraha Somalia sidaas darteed waxaa dhacay in xildhibaanada mooshinka kasoo hor-jeeda ay jeex-jeexeen buuggii xaadirinta xildhibaannada iyo nuqullo ka mid ah mooshinka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulankii Baarlamanka oo Maanta Qabsoomi waayay; Xildhibaanno jeex-jeexay Buuggii Xaadirinta iyo Nuqullo Mooshinka ah.
Posted on November 23, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib safar ay ku tageen dalka Jabuuti.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu Hoggaaminayay Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta dib ugu soo laabtay dalka.
Posted on November 23, 2014 by SomaliSwiss
Sida ay Wakaaladda Wararka AFP kasoo xigatay saraakiil ka tirsan ciidamada badda dalalka Talyaaniga iyo Liibiya ayaa la sheegay in ku dhow 800 qof oo ay ku jiraan tahriibayaal Soomaaliyeed ayaa laga soo badbaadiyay bada Mediterranean-ka 48-kii saacadood ee lasoo dhaafay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Tahriibayaal ay Somali ku jiraan oo ay badbaadiyeen Ciidamada Badda ee Dalalka Taliyaanga iyo Liibiya.
Posted on November 23, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maal-gashiga xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta dalka ka amba baxay, isagoo ku sii jeeda dalka Yeman.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha dibadda oo u amba-baxay dalka Yeman
Posted on November 23, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Haweenka iyo Xuququl insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamad Diiriye ayaa maanta u amba baxday dalka Turkiga, halkaas oo ay uga qayb geli doonto kulan ay soo qaban qaabisay dowladda Turkiga, oo looga hadli doono Arrimaha Haweenka wadamo badan oo Soomaaliya ay ku jirto
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Haweenka oo maanta u dhooftay dalka Turkiga.
Posted on November 22, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa maanta ka qayb-galay munaasabad lagu furayay dhismaha cusub ee baarlamaanka Jabuuti uu ku shaqeyn doono, isagoo kulamo gaar-gaar ah la qaatay guddoomiyeyaasha baarlamaannada caalamka qaarkood iyo safiirro.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka qayb-galay munaasabad furitaan dhismaha cusub ee Baarlamaanka Jabuuti.
Posted on November 22, 2014 by SomaliSwiss
Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa waxa ay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanno ay ka mid yihiin Muuri, No.50, No.60, Ceel-wareegoow, Buufoow, Shalaanbood, Qoryooleey, Buulo-mareer iyo kuwa kale, waxaana saraakiisha ciidamada ay goobaha laga ceyriyo maleeshiyaadka isbaarooyinka dhigteen lagu wareejiyay cutubto ka tirsan ciidanka xoogga dalka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga fuliyey G/Sh/Hoose.
Posted on November 22, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gooni-gooni ah xalay la yeeshay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia, iyadoo kulamadan looga hadlay khilaafka ka taagan dalka, kaasoo saameeyay hay’adaha kala duwan ee dowladda.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo kulammo gooni-gooni ah la yeeshay xalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya…
Posted on November 22, 2014 by SomaliSwiss
Ururka Midowga Yurub ayaa soo saartay war sheegaya in muddo laba sano ah lagu kordhiyay howl-galka la dagaalanka kooxaha burcad badeedda Soomaalida si looga hortago khataraha kooxahaas.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Midowga Yurub oo sheegay in la kordhiyay muddadii howlgalka la Dagaalanka Burcad-badeedda Soomaaliya.
Posted on November 22, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay kasoo laabtay shirkii Copenhagen ayaa sheegay in horumarku uu sii socon doono, mudnaantana ay siinayaan Hiigsiga 2016-ka, kasoo uu sheegay inay dani ugu jirto Soomaaliya oo dhan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Mudnaanta gaar ah la siinaya howlaha Hiigsiga 2016ka.
You must be logged in to post a comment.