Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta Su’aallo la xiriira Dekedda Muqdisho weydiiyeen Ra’isul wasaare C/weli Sheikh Axmed.

Guddiga Joogtada Barlamaanka.JPG1Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su’aallo la xiriira wareejinta shirka Al-Beyraat ee dalka Turkiga lagu wareejiyey dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Continue reading

Daraasad ku saabsan amniga iyo garsoorka dalka oo la soo bandhigay.

Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya(Commando BolosiaMunaasabadan lagu soo badhigayay warbixin qiimeyn u ah xaalada amni ee Gobolka Benaadir, oo ay si wada jir ah u soo diyaariyeen hay’adda la socodka khilaafaadka iyo ka hortagga rabshadaha ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (OCVP) iyo Machadka siyaasadda iyo cilmibaarista ee Heritage. Continue reading

Maxkamadda darajada 1-aad oo xukun dil ah ku riday rag lagu soo qabtay jidgooyo.

Screen Shot 2014-09-28 at 23.45.21Maxkamadda darajada koowaad ee ciidmada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kuriday askar iyo dadkale kuwaasi lagu soo qabtay iyaga oo dhiganaya jidgooyin lagu dhibaateynayay dadka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka. Soomaaliya. oo Saaka dib ugu soo laabtay dalka.

Madaxweyne Xasan Itoobiya-.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhameysatay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Mareykanka. HOOS KA DHAGEYSO WARBIXINTA MADAXWEYNAHA (VIDEO-GA).
Continue reading

Shacabka ku dhaqan Magaaladaa Gaalkacyo oo billaabay Barakac xiisad Colaadeed ka taagan awgeed.

Barakac GaalkacayoMagaalada Gaalkacyo ayaa la sheegayaa in saaka ay ka taagan tahay xiisad colaadeed, iyadoo shacabka degmada ay billaabeen inay barakacaan, kaddib markii ay dareemeen dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidammo ka kala amar qaata maamullada Galmudug iyo Puntland.
Continue reading

Beesha Gaaljecel oo Weraar afka ah ku qaaday wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Soomaaliya .

???????????????????????????????Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka, culumaa’udiinka, dhalinyarada iyo haweenka ka soo jeeda beesha Gaaljecel ee gobolka Sh/dhexe ayaa waxay cambaareyn ugu soo jeediyeen wasiirka arrimaha gudaha ee dowlada federalka C/hi Goodax Barre iyagoo ku eedeeyay in uu kala xigsanayo beelaha gobolka uuna soo dhoweysanayo beesha uu ka soo jeedo. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA Continue reading

%d bloggers like this: