Sources on Final Days of Al-Shabab’s Godane.

godaneIt was shortly after 5:30 p.m. September 1, when Ahmed Abdi Godane and his bodyguards stopped their car along a road near Sablale, in Somalia’s Lower Shabelle region. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daboolka ka qaaday inay jiraan kala fikir duwanaasho u dhaxeeya isaga iyo Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed.

Madaxweeyne Hasan3Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo wareysi gaar ah siiyay VOA-da ayaa shaaca ka qaaday inay jirto kala fikir duwnaansho u dhexeysa isaga iyo ra’iisul wasaarihiisa, balse wuxuu meesha ka saaray in kala fikir duwanaashahaas uu sabab u noqon karo burbur ku yimaada dowladda. Continue reading

Taliyaha ciidamada nabad-sugidda Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqay in lacag laba milyan doollarka ah dul-dhigay hoggaamiyaha cusub ee Al-shabaab.

Maxkamada CiidamadaTaliyaha cusub ee ciidamada nabad-sugidda iyo sir-doonka Qaranka Soomaaliyeed, Col. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare ayaa maanta ku dhawaaqay in lacag laba milyan oo doollarka Mareykanka ah dul-dhigeen hoggaamiyaha cusub ee Xarakada Al-shabaab, Sh. Axmed Cumar Abuu-Cubeyda.
Continue reading

Sanadka 2016 Caalamku wuxuu arki doonaa Soomaaliya oo Mid ah.

Madaxweynaha Soomaaliya UNDalka Soomaaliya wuxuu ku jiraa marxlad xasaasi ah, sidaas darteed si dalka loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni, ayuu madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ku billaabay khudbaddii uu ka jeediyay shirka Qaramada Midoobay.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaca ka qaaday in AMISOM ay baxayso markii ay dowlad ahaan isku filaallaadaan.

madaxweynaha_baarlamaanka_joogo_2Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada AMISOM ay dalka ka baxayaan markii ay dowlad ahaan isku fillaadan, isagoo xusay in qeexin xilli go’an oo ay Soomaaliya ka baxayaan.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo sheegay in doorashooyinka 2016-ka ay dhacayaan.

somali_presidentMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qaybgalaya shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee ka dhacaya magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee BBC. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA Continue reading

%d bloggers like this: