Toos uga Daawo ugana dhageyso VIDEO-gan Khudbadaha ay ka Jeedinayaan Madaxweynayaasha Caalamka Shirka UN-ka.

Madaxweynaha Soomaaliya UNAkhristayaasha Qiimaha iyo qaayaha leh waxaad halkaan hoose si toos ah uga Daawan kartaan, ugana dhageysan kartaa VIDEO-gan Khudbadihii ay ka Jeediyeen Madaxweynayaasha Caalamka Shir Sanadeedka UN-ka.

HALKA RIIX SI AAD U DAAWATO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu ka jeediyey shirka Golaha Ammaanka oo uu kaga hadlay arrimaha Soomaaliya,hormarrada ay dowladdu gaartay iyo hiigsiga 2016ka.

SomaliSwiss        New York
SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: