Madaxweynaha dalka Kenya oo si caddaan ah u sheegay in Somalia oo nabad noqota uu ku jiro horumarka Kenya.

Madaxweynaha Kenya“Somalia oo nabad noqota ayuu horumarka Kenya ku jiraa“, sidaas waxaa yiri Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlayey shir gaar ah oo loogu qabtay New York Soomaaliya, wuxuuna intaas ku daray inay dowladda Somalia taageerayaan illaa inta ay dalkeeda oo dhan ka nabadeynayso.
Continue reading

Toos uga Daawo ugana dhageyso VIDEO-gan Khudbadaha ay ka Jeedinayaan Madaxweynayaasha Caalamka Shirka UN-ka.

Madaxweynaha Soomaaliya UNAkhristayaasha Qiimaha iyo qaayaha leh waxaad halkaan hoose si toos ah uga Daawan kartaan, ugana dhageysan kartaa VIDEO-gan Khudbadihii ay ka Jeediyeen Madaxweynayaasha Caalamka Shir Sanadeedka UN-ka.
Continue reading

Dowladda Itoobiya oo Taageeray Dhismaha Maamullada Soomaaliya, kuna guuleystay himiladeeda.

Ra'iisal-wasaaraha EthiopiaRa’iisul wasaaraha Federaalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn oo khudbad ka jeediyay shirka Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo maamullada loo sameynayo gobollada Soomaaliya.
Continue reading

Dowladda Kenya oo sheegtay in la xirayo dhammaan Xarumaha lagu barto diinta Islaamka.

KenyaDowladda Kenya ayaa sheegtay in la xirayo dhammaan  xarumaha islaamiga ah ee ku yaalla dalka ,kuwaasi oo ay dowaladdu aaminsan-tahay in dhalin-yarada lagu baro xagjirnimada,xilli ay dalka ka dhaceen weerraro khasaare badan gaystay.
Continue reading

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo maanta kulan la yeeshay Golihiisa wasiirada

GAASMadaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa maanta Golihiisa wasiirada iyo saraakiisha ammaanka kulan deg deg ah kula yeeshay madaxtooyada Garoowe. Continue reading

%d bloggers like this: