Journalist Freed in Somalia: Need Time to Recover.

mother of freed journalistA German-American journalist released after more than 2 ½ years by pirates in Somalia says he is safe though “not healthy” and needs time to recover before speaking about his ordeal. Continue reading

U.A.E.’s first female fighter pilot dropped bombs on the Islamic State.

UAEMaj. Mariam al-Mansouri, the first female fighter pilot in the history of the United Arab Emirates, led the the Gulf state’s bombing raids over Syria this week. Photos of al-Mansouri, beaming from her cockpit, that were released by the country’s state news agency have taken social media by storm. Continue reading

Wiil xumaan la doonay ayay u xanuunsatay gabadhan, magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden.

hämtaWiilka ayaa yiri Waxaan ahaa mid aanan tukan salaadda, sigaarka afuufa  xumaha iska walaaqdo, ma aanan dareensaneen dembi, toobana haba sheegin. Waxaan ku farxi jirey inaan ahay Muslim, naxariista Rabbina ay weyntahay, laakiin waxaan illawsanaa in ciqaabtiisu ay daran tahay, qabashadiisuna aanan laga baxsan karin. Weligey masjidka ma geliin, inkastoo uu weli ii dhawaa. Xilli kasta waxaan maqli jirey aadaanka salaadaha, laakiin ma ajiibi jirin. Bisha Ramadan markay soo gasha, waa bisha kaliya ee aan tukan jirey, waana soomi jirey.

Continue reading

Golaha wasiirada oo maanta magacaabay gudi heer wasiir ah oo ka soo tala bixiya cabashada dekedda Muqdisho.

Golaha Wasiirada CusubGolaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa maanta kulankooda caadiga ahaa shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Cabdi weli Sheekh Axmed, iyadoo kulanka lagu amba qaadey ka doodista Hindise-sharciyeedyo golaha hor yaallo.
Continue reading

Xukuumadda Soomaaliya oo maanta ku dhawaaqday barnaamij lagula dagaalamaya Musuq-maasuqa.

Wasiirka Warfaafinta.jpg2Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow, ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta ee Lagula Dagaalamaya Musuq-maasuqa Soomaaliya. Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo sheegay in Soomaaliya ay ku socoto wadaddii ay ku gaari lahayd dowladnimo sax ah.

Ban-ki-moon.Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa sheegay in Somaliya ay ku socoto wadiddi saxda ahayd ee lagu gaari lahaa dowladnimo dhamaystiran ,iyadoo ay jiraan howlo badan oo horyaalla xukuumadda hadda jirta iyo waliba beesha caalamka. Continue reading

Kulan looga hadlayey Arrimaha Soomaaliya oo xalay lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay

United Nations buildingWaxaa xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York lagu qabtay xalay shir gaar ah oo looga hadlaayay arrimaha Soomaaliya, waxaana shirkaasi si wadajir ah u gudoominaayay madaweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban-ki Moon.
Continue reading

Maxkamad ku taalla Uganda oo lasoo taagay eedeysanayaal ay Soomaali ku jiraan.

Xukun-maxkamadeed-Maxkamad ku taalla dalka Uganda ayaa waxaa la soo taagay dad loo haysto inay qorsheynayeen inay weerarro argagaxiso ka geysteen dalka Uganda xiriirana la leh Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya, waxaana ku jira 10 ruux oo Soomaali ah. Continue reading

%d bloggers like this: