Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada New York kula Kulmay Wufuud Caalami ah.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg19Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa oo haatan ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka oo ay kaga qaybgalayaan shirka caalamiga ah ee QM ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Bankiga Adduunka oo uu hormuud u ahaa madaxweyne ku xigeenka bankiga ee qaybtiisa Afrika iyo xubno kale, ka intii aanu furin kulanka guud ee Qaramada Midoobay.
Continue reading

Wasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain oo sheegay inay lagama maarmaan tahay in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho sannadka 2016ka.

James_DuddridgeWasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain, James Duddridge oo bil ka hor xilkan loo magacaabay ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in Soomaaliya ay doorasho dimuqraaddi ah ka dhacdo marka la gaaro sannadka 2016-ka.
Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo magaalada New York kula kulmay madax ka tirsan Caalmka.

Madaxweyne Xasan iyo Ban ki Moon.jpg2Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareeykanka, iyadoo halkaasina si diirran loogu dhaweeyay.
Continue reading

R/wasaare C/weli iyo wafdigiisa oo dib ugu laabtay dalka.

Ra'iisal-wasaaraha Soomaaliya.jpg4Ra’isul wasaare C/weli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii safar shaqo ku soo maray wadamo ka tirsan caalamka, iyagoo saaka kasoo degay garoonka diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

Maamulka Puntland oo ciidammo fara badan soo dhoobay Waqooyiga Gaalkacyo iyo Maamulka Galmudug oo u diyaargaroobay inuu Is difaaco.

ciidamada xooga dalka SoomaaliyaWararka laga helayo Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu waqooyiga magaaladaas soo dhoobay ciidammo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaasoo deegaannada ku yaalla waqooyiga magaalada ka sameystay fariisimo.
Continue reading

%d bloggers like this: