Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare oo maanta soo bandhigay deeqo waxbarasho …..

Astaanta QarankaMas’uuliyiinta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa waxay maanta warfidiyeenada kula hadlay xarunta Wasaaradda, waxayna ka warbixiyeen deeq waxbarasho oo ay Dowladda Soomaaliya ka heshay dowladda Ciraaq iyo sharuudaha looga baahan yahay ardayda ka faa’ideysanaysa deeqdaasi oo taridoodu lagu sheegay 352 arday. Continue reading

Madaxweynaha dalka Kenya oo sheegay in ciidankiisu ay sii Joogayaan gudaha Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Kenya,Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ee qaybta ka ah AMISOM ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya, illaa inta laga xaqiijinayo amniga guud ee Soomaaliya, waa sida uu hadalka udhigay. Continue reading

Gobolka Gedo oo laga soo sheegay dad u geeriyooday biyo la’aan.

Abaar xun.jpg3Waxaa Gobolka Gedo laga soo sheegayaa in Ku dhawaad labaatan qof ay biyo la’aan dartii ay ugu geeriyootay degaano hoostaga degmada Luuq ee gobolka Gedo sidaas waxaa sheegey maamulka degaanka.
Continue reading

Fannaaniinta Waayaha Cusub oo ka qeyb galay bandhig-faneed ka dhacay wadanka Holand

Kooxda waayaha.jpg1Kooxda dhalinta fanaaniinta waayaha cusub oo ah koox Soomaaliyeed asyaa ka qeyb galay bandhig faneed lagu qabatay xalay magaaladda Amesterdam ee wadanka Holland. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA KALE
Continue reading

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo sheegay in Dhallinyarada ka soo goosanaysa Al-Shabaab ay sii kordheyaan.

G. SiidiiMaamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in dhallinyarada ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee isu soo dhiibaya ay sii kordhayaan si ay uga faa’iideystaan cafiska ay dowladdu u fidisay.
Continue reading

Daawo Xafladii Ra’iisul Wasaare C/weli Sh. Axmed Maxamed loogu sameeyay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

IMG_1284

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA OO DHAMEYSTIRAN

Continue reading

%d bloggers like this: