Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad dhinacya badan taabaneysa ka jeediyay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamanka.

Waa Nin sidee ah Ninka loo magacaabay Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Dalka Soomaaliya.

taliyaha cusub ee nabad sugidaGolaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu magacaabeen Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Dalka, Col. C/raxmaan Maxamad Tuuryare (C/raxman Cumda). Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta dalka ka dhoofay, kuna sii jeeda dalka Mareykanka.

Madaxweynaha oo u dhoofay.jpg1Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka.
Continue reading

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo la sheegay inay u diyaargaroobeen weerar ay ku qaadaan deegaanno ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

Ciidamada XD Soomaaliya.jpg1Masā€™uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidammo isugu jira kuwa dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo kuwo Mareykan ah ay haatan isku diyaarinayaan weerar cir iyo dhul ah oo ay ku qaadaan deegaannada ay k sugan tahay Al-shabaab.
Continue reading

%d bloggers like this: