Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magaalada Oslo ee wadanka Norway kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas .

Jaaliyadda Norwey.jpg2Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sh. Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa magaalada Oslo ee wadanka Norway kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas, isgaoo warbixin ka siiyay xaaladda uu dalku ku sugan yahay iyo kulammadii uu la qaatay madaxda dalka Norway iyo shirkii ka dhacay dalka Ingiriiska ee looga hadlayay dib-u-dhiska ciidamada Soomaaliya. (SAWIRRO) Continue reading

Taliyihii Maxkamada Sare ee Ciidamada Col. Tuuryare oo loo magacaabay inuu noqdo taliyaha hey’adda nabadsugidda qaranka.

Guddoomiyaha maxkamada SareKulan deg deg ah oo ay golaha wasiirrada Saakay ku yeesheen Muqdisho ayaa waxaa lagu magacaabay Col. C/raxmaan Maxamed Tuuryare inuu noqdo Taliyaha hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka.
Continue reading

Guddiga Jaaliyadda Soomaalida ee Kanton Zürich oo Xaflad ku qabatay Zürich, kana warbixiyeen waxqabadkooda.

Xafladda Zürich.jpg1Waxaa habeenkii Sabtida ahayd magaalada Zürich lagu qabtay Xaflad lagu soo bandhigayey Waxqwabadka Guddiga Fulinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zürich, isla markaana Shahaadooyin lagu gudoon siinayey dhallinyaro dhameysatay Seminaar lagu baranayey habka is-dhexgalka bulshooyinka. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA OO BADAN
Continue reading

%d bloggers like this: