Golaha wasiirrada oo galabnimadii maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Golaha Wasiiradda.jpg9Golaha wasiirrada ayaa galabnimadii maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, MAXAA LOOGA HADLAY KULANKAASI? ISAGOO FAAHFAAHSAN HOOS KA AKHRI.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Khudbad Xasaasi ah ka Jeediyay Kal-fadhigii 5-aad ee Baarlamaanka .

???????????????????????????????Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhigii shanaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya, isagoo xusay inaysan jiri doonin wax muddo kororsi ah oo ay sameynayaan marka la gaaro sanadka 2016-ka ayn ka go’an tahay in dalka ay doorsho xor ah ka dhacdo. (SAWIRRO)
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xilka uga qaaday Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.jpg2Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud markii uu arkay qodobada 90-aad iyo 139-aad ee Dartuurka J.F.S, markii arkay xeer LMBR yahay 14 ee soo baxay15 Febraayo 1970 kii kuna saabsanaa dhisamaha Hey’ada Sir-doonka & Nabad-Sugid Qaranka. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo Xaflad Ballaaran London loogu sameeyay.

IMG_1284Ra’iisul wasaarada dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaamiyay ayaa xaflad ballaaran waxaa loogu sameeyay magaalada London ee dalka Isgiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA OO BADAN

Continue reading

%d bloggers like this: