Ra’iisul wasaare C/weli & wafdi uu hogaaminayay oo booqday xarunta SNTV ee London.

IMG_1212Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh. Maxamed oo ay wehliyeen Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji C/weli iyo madax kale ayaa booqasho taariikhi ah markii ugu horeysay ku tagay xarunta Telefishinka Qaranka ee London. HALKAN KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

R/wasaare C/weli Sheekh Axmed oo maanta Booqasho rasmi ah ku tegi doono dalka Norwey.

IMG_1024R/wasaaraha Xukuumada Federaalka dalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Jimco ah uu gaaro dalka Norway, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalkaas.
Continue reading

Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan oo sheegay inay isku soo dhiibeen xubno ka tirsan Al-shbaaab

Ciidanka hiiraan.jpg1Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka ee gobolka Hiiraan Col. Cismaan Cabdi Muumin oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay inay isku soo dhiibeen xubno Al-shabaab ka tirsan.
Continue reading

%d bloggers like this: