Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh oo ka hadlay xilka looga qaadistii taliyaha Nabadsugidda Soomaaliya.

Ra'iisal-waasaraha.jpg2Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababibii uu xilka uga qaaday agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed, C/llaahi Maxamed Cali (Sanbabloolshe), isagoo xusay in xil ka qaadistaas ay keentay kaddib markii ay u dulqaadan waayeen xarig loo geystay xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Continue reading

Kusimaha Ra’isulwasaaraha oo ka qeybgalay bandhiga tirakoobka dadka Soomaaliyeed.

Ku xigeenka Ra'iisal-wasaaraha.jpg2Xaflad lagu soo bandhigayey bilowga sahanka tirakoobka dadka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya waxaana kasoo qeyb galay Ra’isulwasaare kuxigeenka ahna wasiirka diinta iyo awqaafta xubno karirsan golaha wasiirada, madaxa hay’ada qaramada midoobay ee UNFPA iyo marti sharaf kale. (SAWIRRO)
Continue reading

Shir looga Hadlayo Amniga Somalia, laguna taageerayaa Ciidamada Soomaaliya oo Maanta ka Furmaya Magaalada London

LondonShir looga hadlayo ammaanka dalka Soomaaliya iyo xoojinta ciidamada qalabka sida ayaa maanta ka furmaya magaalada Lonodon ee xarunta dalka Britain, iyadoo shirkaas ay ka qayb-galayaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda.
Continue reading

%d bloggers like this: