XAFLAD LAGU SOO DHOWEYNAYAY RA’IISUL WASAARE C/WELI SH. AXMED & WAFDI UU HOGAAMINAYAY OO KADHACDAY MAGAALADA BIRMINGHAM.

IMG_0911XAFLAD BALAARAN OO LAGU SOO DHOWEYNAYAY RA’IISUL WASAARADA DALKA MUDANE CABDIWELI SHEEKH AXMED MAXAMED IYO WAFDIGII UU HOGAAMINAYAY AYAA XALAY WAXAA AY KA DHACDAY CAASIMADA LABAAD EE DALKA INGIRIISKA. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Ku-xigeenka ergayga-gaarka Qaramada Midoobay Soomaaliya oo soo dhowaysay shirka dib-u heshiisiinta ka socota Kismayo.

UN somalia.jpg1Marwo Fatiha Serour, oo ah Ku-xigeenka ergayga-gaarka ah ee xoghayaha-guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhowaysay Shirka dib-uheshiisiinta ee ka bilowday Kismayo, maadaama uu shirka yahay talaabo loo qaaday dhinaca wanaagan, laguna adkaynayo nabadda gobolka, sidoo-kalena lagu horumarinayo habka qaran dhiska Soomaaliya. Continue reading

R/wasaare C/wali Sheekh Axmed oo sheegay in Soomaaliya lagu arki doonin Sanadka 2015-ka Kooxda Al-Shabaab.

Ra'iisal-wasaare londonR/wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa sheegay in haddii la gaaro sanadka 2015 dalka Soomaaliya aan lagu arki doonin meel ay ku sugan yihiin Shabaab ama ay maamulayaan, isaga oo taasi ku muujiyay balan qaad uu usameeyay Jaaliyadda Soomaalida ee London , xilli uu la hadlaayay.
Continue reading

Maamulka degmada Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaadda Wabiga ka sameeyay nawaaxiga degmadaasi.

Wobiga sh..jpg1Webiga Shabeelle ayaa ku fatahay qaar ka mid ah xaafadaha degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyadoo maamulka degmada iyo dadweynuhu ay wadaan dadaallo ay kaga hortagayaan fatahaadaha webiga. Continue reading

%d bloggers like this: