Ra’iisul wasaare C/weli oo ka qeyb galaya xaflad lagu qabanayo Birmingham.

IMG_1024Ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayey oo ku sugan magaalada London ee dalka Britain ayaa maanta magaalada Birmingham uga qayb galaya xaflad soo dhaweyn ah ee ay sameynayaan Jaaliyadda Soomaaliyed wafdiga Ra’iisul wasaaraha.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka.

Madaxweyne Xasan kismaayo.jpg2Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo furay wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saarayso dhismaha maamul goboleedyada dalka. SAWIRO
Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Ee Gobollada Bay,Bakool Iyo Gedo.

Jawaari Baydhabo.JPG13Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan kula qaatay saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka ee ka howlgala gobollada Baay,Bakool iyo Gedo.
Continue reading

%d bloggers like this: