Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeer ku tagay Isbitaalka Digfer.

Ispitaalka DigferMadaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirada arrimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta kormeeray dhismaha isbitaalka digfeer oo dayactir iyo qalabeyn casri ah ay ku sameeyeen walaalaha Turkiga kaasi oo xiligan la soo gaba gaba gabeeyay qalabeyntiisa. SAWIRRO
Continue reading

Kulan casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Dr. Saalax Caydaruus oo lagu qabtay magaalada London.

IMG_0713Kulan casho sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay Dr. Saalax Caydaruus ayaa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE OO BADAN

Continue reading

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo xalay la kulmay madaxda warbaahinta waddaniga ah

MadaxweynahaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan casho ah kula qaatay madaxda hayā€™adaha warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgala dalka, iyadoo ay ka qeybgaleen wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo kulankan soo abaabulay, wasiirka Garsoorka, iyo xer ilaaliyaha guud ee Qaranka.
Continue reading

Doon ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah oo la sheegay in ay ku dagtay xeebaha u dhaxeeya Liibiya iyo Malta

Tahriib.jpg1Doon ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah oo tiradooda gaaraysa 250 tahriibayaal Afrikaan ah ayaa la sheegay in ay ku dagtay xeebaha Liibiya,taasi oo ku wajahnayd Talyaanniga, iyadoo in badan oo kamid ah dadkii doonida saarnaa ay badda ku nafwaayeen.
Continue reading

%d bloggers like this: