Wafdi uu hogaaminaya Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalka Kuwait.

Wasiirka qoorsheyntaWafdi uu hogaaminaya Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdulahi Maxamed oo uu wehliyo lataliyaha arrimaha siyaasada ee xafiiska Raisul Wasaaraha Dr.Maxamed Nuur Gacal ayaa booqasho ku jooga dalka Kuwait.
Continue reading

Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegay in Wadamada Carabta ay Dowladda Somalia u ballan-qaadeen taageero dhaqaale.

W. ku xigeenka A.DibaddaWadamada Carabta ayaa dowlada Soomaaliya u ballan-qaaday taageero lacageed, si ay ugu kabato miisaaniyad sannadeedka ay ku shaqeyso sannad walba, sidaas waxaa shaaca ka qaaday Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mahad Maxamed Salaad.
Continue reading

%d bloggers like this: