Ciidanka Amaanka Wadanka Jarmalka oo la sheegay inay Xabsiga u taxaabeen saddax qof oo Soomaali ah.

Police GermanyCiidamada amaanka ee dalka Jarmalka ayaa xabsiga u taxaabay saddax qof oo heysata dhalashada dalka Jarmalka,dhalashadooda horeyna ahaa Soomaali, kuwaasi oo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab. Continue reading

Howlgal lagu soo qabqabtay dhallinyaro lagu tuhusan yahay inay ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

dad la soo qabtayCiidamada amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku qabtay in ka badan 10-qof oo lala xiriirinayo Al-shabaab, kuwaasoo lagu qabtay Howlgallo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Continue reading

Bannaanbax loogu soo horjeedo Maxamed Cismaan Jawaari iyo danjire Nicholas Kay oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo.

Dibadbax.jpg5Dibadbax loogu soo horjeedo Maxamed Cismaan Jawaari iyo danjire Nicholas Kay ayaa maanta ka dhacay xarunta ADC-da iyo buundada Abshir Kaahiye ee magaalada Baydhabo, iyadoo berri uu ka furmo doono Baydhabo shir lagu dhisayo maamul saddex gobol ka kooban. Continue reading

%d bloggers like this: