Shir looga hadlayay Xaaladda Abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi.

Shirka Abaaraha.jpg1Shir uu soo qaban-qaabiyay xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha bani’aadamnimada oo looga hadlay xaaladaha abaareed ee ka jirta gobollada Soomaaliya qaarkood ayaa lagu magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Continue reading

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay guulaha laga gaaray amniga dalka

Taliyaha 3aad BoliiskaTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, S/guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil, ayaa tilmaamay in ciidamada Booliska Soomaaliya guulo waaweyn ay ka gaareen sugidda amniga magaalada Muqdisho, kaddib markii ay qaadeen tallaabooyin lagu wiiqayo haraadiga kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaalaysanaya degmooyin ka tirsan Gobolka Benaadir.
Continue reading

Midowga Afrika oo beeniyay In ciidankoodu ay Somalia ka geysteen falal galmo ah.

Handout photo of AMISOM policemen looking on they travel to General Kaahiye Police Academy to hand out supplies to the Somali police in MogadishuUrurka Midowga Afrka ayaa beeniyay warbixintii hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch oo ahayd inay ciidamada AMISOM xadgudubyo galmo ah ka geystaan Soomaaliya.
Continue reading

Wasiirka ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbiyeyShirka Wasiirada Carabta oo looga hadlay Arrimaha Soomaaliya.

W. ku xigeenka A.DibaddaMudane Mahad Maxamed Salaad oo ah Wasiirka ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaliya oo wareysi siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in shirkaas waxyabaaha looga hadlayay ay qeyb ka ahayd dhibaatada ay Somalia ay ku hayso kooxda Al-shabab oo ka mid ah kooxaha dhibaatada ka wada dalalka Carabta. Continue reading

Baarayaal ka tirsan Hay’adda Xaquuqul insaanka oo ka hadleen tacaddiyada ay geystaan AMISOM.

HRWShir jaraa’id oo ay magaalada Nairobi ku qabteen Baarayaal ka tirsan Hay’adda Xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch, ayaa waxay sheegeen in tacaddiyo dhanka galmada ah ay geystaan askar ka tirsan Ciidamada Midowga Africa ee howl-galka Somalia ee AMISOM.
Continue reading

%d bloggers like this: