Bandhiga TV-ga & Geerida Hogaamiyihii Al-Shabab Godane.

AMINA IYO YUSUF

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA DILKII GODANE

Continue reading

Guddiga Amniga ee Baarlamaanka Soomaaliya oo soo dhaweeyey Go’aanka Golaha Wasiirada ee Xil ka qaadista Agaasimihii Hey’adda Nabad sugida

jeesowKulanka oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, waxaana lagu taageeray go’aankii shalay golaha wasiirada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay xilka kaga qaadeen agaasimihii hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in lagu deg-degay go’aankii Xil ka Qaadista Agaasimaha Nabad-sugidda.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.jpg2Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta ka hadlay go’aankii golaha wasiirrada xukuumaddu ay shalay xilka uga qaadeen agaasimaha hay’adda Nabadsugidda Qaranka, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Continue reading

Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zug oo Xaflad soo dhaweyn ah u sameeysay Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshir.

Xaflad Zug.jpg3Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Zug ayaa waxay shalay oo Axadda ahayd, Taariikhduna ku beegneyd 07/09/2014ka ay Xaflad soo dhaweyn ah u sameeyeen Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshir, oo ka tirsan Guddiga Arrimaha Bulshada ee Barlamaanka Qaranka Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: