Ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya oo maanta gacanta ku dhigay hub iyo gaadiid….

Hub la qabtay C. Kenya.jpg2Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Benaadir gacanta ku dhigay hub iyo gaad lagu sheegay in loo isticmaalayay falalka amni darrada ah.
Continue reading

Shil Diyaaradeed oo Maanta Ka Dhacay Garoonka Diyaaradah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

garoonka diyaaradaha muqdishoGaroonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho oo Maanta Ka Dhacay Shil Diyaaradeed, kadib markii diyaarad ka timid magaalada Gaalkacyo ay ka baxday wadada Oroka (Run-way), iyadoo muddo saacado ah la xiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Continue reading

Wasaradda Macdanta iyo batroolka Soomaaliya oo u digtay Maamullada ka jira dalka inay hishiisyo la galaan Shirkadaha Shidaalka.

Baaris OILWasaradda macdanta iyo batroolka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin u dirtay shirkadaha ajnabiga ah ee doonaya inay si sharci darro ah shidaal uga baaraan deegaanno ka mid ah Soomaaliya.
Continue reading

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo si aad ah u adkeysay Amniga magaalada Muqdisho iyo Xarumaha Dowladda.

Muqdisho.jpg4Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si aad ah u adkeysay Amniga magaalada Muqdisho iyo Xarumaha muhiimka ah ee dowladda Soomaaliya, kaddib markii wasaarada amniga Qaranka ay soo saartay digniin ku saabsan inay dhici karto in Al-shabaab ay weerarro aar-gudaan hoggaamiyahooda la dilay soo qaadaan. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh aha Ra’iisul wasaare C/Weli oo si wada jir ah ula dardaarmay guddiga farsamo ee maamul u sameynta G/ dhexe.

Madaxweynaha iyo Ra'iisal-wasaarahaWaxaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho kulan lagula dardaar gelinayey guddiga farsamo ee ay Xukuumadda Soomaaliya u xil saartay maamul u sameynta gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyadoo guddiga ay si rasmi ah u bilaabi doonaan howshooda, waxaana kulankaasi ka qeyb-galay madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, xubnaha guddiga iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan.
Continue reading

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaanka Ceel-Garas ee gobolka Galguduud.

ciidamada xooga dalka SoomaaliyaCidiamada dowladda iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay degaanka Ceel Garas ee gobolka Galguduud halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Continue reading

Wasiirka Amniga Qaranka oo ka digay weerarro aargoosi ah oo ay suurogal tahay in Ururka Al-shabaab uu soo abaabulo..

W. Amniga.jpg8Wasaaradda Amniga ee Soomaaliya ayaa ka digtey weerarro aargoosi ah oo ay suurogal tahay in Ururka Al-shabaab uusoo abaabulo, weeraradaas oo jawaab u ah dilka Axmed Cabdi Godane oo Isniintii lasoo dhaafay ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeelada Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: