Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo sheegay in Xukuumadda ay soo dhoweyneyso geerida Godane.

Horjooge Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg6Axmed Cabdi Godane ayaa Dhimashadiisa goor dhow ay xaqiijisay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay inuu ku geeriyooday Godane weerarkii ay ka fuliyeen dayuurad Drone-ka ah uu Mareykanku leeyahay meel waqooyiga kaga beegan magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose maalintii Isniinta ahayd ee la soo dhaafay. Continue reading

Wasaarada gaashaandhiga Mareykanka ee Pentangonka oo si cad u xaqiijisay dhimashada Horjoogaha Xarakada Al-Shabaab Axmed Godane

pentagonWasaarada Gaashaandhiga Mareykanka ee Pentangonka ayaa xaqiijisay in horjoogihii maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab Ahmed Abdi ow Godane uu ku geeriyooday weerarkii cirka ee horaantii todobaadka ay fuliyeen diyaaradaha Mareykanka.
Continue reading

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Taliyaha Ciidanka Uganda.

Taliyaha Ciidanka XDS.jpg1Taliyaha Cidanka Xooga Dalka Soomaaliye sareeyo guuto Dhaair Aadan Cilmi Indhe qarshe ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Wadanka Uganda Janaraal Katubo Wamala oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, kulanka ay wada qaateen labada Taliye ayaa waxaa sidoo kale goobjoogka ahaa qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo saraakiil ka socotay AMISOM.
Continue reading

Bannaanbax Lagu Taageerayay Howlgalka Badweynta India oo maanta Ka dhacay magaalada Muqdisho.

Dibadbax.jpg2Dibadbax balaaran oo ay ka qeybgaleen kumanaan dadweyne ah laguna taageerayay Howl-galka Badweyntah Hindiya ayaa Maanta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee degmada Hiliwaa kaas uu soo qaban Qaabiyey maamulka Gobolka banaadir.
Continue reading

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo ka hadlay Xaaladda Al-shabaab iyo Howlgallada ka socda Soomaaliya

Taliyaha-ciidanka-AmisomTaliyaha Ciidamada AMISOM Jen. Silas Ntigurirwa oo haatan ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa sheegay in haddii geerida Amiirka Al-shabaab ay dhab noqoto ay taasi Qaaradda Afrika kaga dhignaan doonto guul weyn.
Continue reading

%d bloggers like this: