Ciidamada qalabka sida oo si buuxda ula wareegay degmada Jala-laqsi ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada XD somalia.jpg1Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMIOM ayaa maanta si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta degmada Jala-laqsi ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ka ceyriyeen argagixisada Al-Shabaab.
Continue reading

Gudoomiyaha G/Hiiraan oo sheegay inay Gaarsiinayaan Degmada Buul-barde raashin deeq ah oo ka timid dalka Jabuuti

Ciidanka hiiraanGudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in deeq ay ka heleen dowladda Jabuuti ay gaarsiin doonaan deegaano ka tirsan gobolkaasi oo abaartu saameysay.
Continue reading

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan degmada Beledweyne

Ciidanka hiiraan.jpg1Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa midowgga Africa AMISOM oo shalay ka dhaq-dhaqaaqay magaalada Beledweyne, ayaa la wareegay deegaanno ku teedsan wadada laamiga ah ee dhinaca koonfureed oo horay ay gacanta ugu hayeen xoogagga Al-shabaab.
Continue reading

Shirkii looga hadlayey Argagixisada Qaarada Afrika oo Nairobi lagu soo gabagabeeyey.

Shirka Afrika Kenya.jpg4Waxaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Shirkii looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa argagixisada qaarada afrika oo uu soo qaban qaban qaabiyay golaha nabadda iyo ammaanka ee midowga afrika.
Continue reading

%d bloggers like this: