Gudoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku Simaha Madaxweynaha Oo Baydhabo kula Kulmay Odayaal Dhaqameedyo iyo Siyaasiyiin.

Jawaari Baydhabo.JPG6Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ayaa kulammo gaar gaar ah la qaatay maanta ilaa caawa Odayaal dhaqameedyo iyo siyaasiyiin. (SAWIRO)
Continue reading

Qaramada Midoobay iyo Dowladda Soomaaliya oo ka Walaacsan in Abaaraha ka jira Soomaaliya inay gaaraan heer xun.

un_logo-somaliaQaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya ayaa ka walaacsan in abaaraha ka jira Soomaaliya ay ku sii baahaan deegaanno cusub oo Koonfurta Soomaaliya ku yaalla ayna gaaraan heer aad u xun.
Continue reading

Saraakiil Mareykan ah oo sheegay in duqeyn xalay ka dhacday lagu dilay hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane. .

Diyaarad  dagaal Duuliye la'aan ahSarkaalkiil Mareykanka ah ayaa sheegay in lagu dilay duqeyntii xalay uu Mareykanku ka geystay deegaan ku dhow degmada Sabalaale ee gobolka Shabeellada Hoose hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane iyo saraakiil kale oo la socday. Continue reading

TACSI TIIRAANYO LEH: إنا للة وإنا إلية راجعون – Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

tacsi-logoBahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Dhammaan Jaaliyadda Beesha Gaaljecel ee ku dhaqan dalka Switzerland waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Webmastarka SomaliSwiss Mudane Yuusuf Garabey iyo Afadiisa, iyo Ehelladii iyo Caruurtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Xuseen Xaaji Maxamed oo ku Geeriyooday magaalada London ee dalka Britain. Continue reading

%d bloggers like this: