Madaxweyne Xasan oo maanta gelinka dambe gaaray Caasimadda dalka Kenya, kana Qayb-galaya berri shir ka Furmaya magaalada Nairobi.

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtay dalkaMadxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu uga qayb-geli doono shir looga hadlayo arrimaha argigixisada oo hogaamiyayaasha Afrika ay ka soo qaybgalayaan. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-Shabaab aanay joojinaynin weerarada, balse Ciidamada Qaranka ay burburinayaan Kooxdaasi.

Madaxweyne_Xasan_Sheekh_MaxamuudMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ku sugan dalka Turkiga ayaa si adag u cambaareeyay weerar ay Al-shabaab shalay ku qaadday xarunta nabadsugidda gobolka Banaadir, wuxuuna si cad u sheegay in Al-shabaab aan joojinaynin weerarrada, balse Ciidamada Qaranka aan iyaguna joojin doonin dagaalka, ilaa laga burburiyo Kooxdaas.
Continue reading

Wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha baarlamanka oo maanta tagay magaalada Baydhabo ee Xarunta G/Bay.

Jawaari Baydhabo.JPG4Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ahna ku simaha madaxweynaha, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Baydhabo iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Continue reading

Golaha wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta meel mariyay xeerka saxaafadda.

Golaha Wasiirada CusubGolaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay xeerka saxaafadda oo 2 todobaad kahor ay horgeysay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya kadib latashiyo ay la sameyneysay qeybaha kala duwan ee saxaafadda ka howlgasha gudaha caasimadda iyo gobollada dalkeena, Continue reading

Xaflad lagu soo dhoweynayay Xildhibaan Marwo Fowsiyo Yusuf Xaaji Aadan oo xalay lagu qabtay magaalada London.

IMG_0462Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen bahweynta Isboortiga Soomaaliyeed ee UK oo lagu soo dhoweynayay Xildhibaan Marwo Fowsiyo Yusuf Xaaji Aadan, soona qabatay xilalka R/W kuxigeen & wasiirkii Arimaha Dibada ee dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska. hoos ka daawo sawirada kale oo badan Continue reading

%d bloggers like this: