UAE Plans To Implement Literacy Project In Somalia.

Created with Nokia Smart CamDubai (WAM + DIPLOMAT.SO) – The details for a literacy project in Somalia were drawn up by the Mohammed bin Rashid Al Maktoum Foundation and the United Nations Organisation for Education, Science and Culture during a recent meeting in Nairobi.  Continue reading

TRF-UPDATE 1-African governance gains slowing, Somalia ranked bottom – index.

Mo Ibrahim says even if the overall picture in Africa looks good 'we must remain vigilant'.African governance standards are gradually improving but there are warning signs of backsliding, an annual index on the way countries are governed showed on Monday. Continue reading

Somalis ‘feeling safer’ in Mogadishu, survey says.

_77888281_77885182Residents of the Somali capital, Mogadishu, are feeling safer and more optimistic than they were a year ago, according to a new survey. The Heritage Institute of Policy Studies, which analysed data collected from more than 1,600 residents, said people reported a decline in violence. Continue reading

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Is-afgaradkii Badda ee Kenya ku tilmaamay Khalad Qaanuuni ah.

Muranka_badda_somalia_kenyaXeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Is-afgaradkii Badda ee Kenya ku tilmaamay Khalad Qaanuuni ah, Balse aan ka hadlin khaladaad la mid ah ee ku jira Dacwadda ay DFS u gudbisey QM.. “Annagu waxay ahayd dhinacayaga in aan qorno dhulkaas anagaa iska leh mana loo aqoonsan karo Disputed area (dhul lagu muransan yahay)”.

Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha oo u ambabaxay Sacuudiga, si ay u soo gutaan Waajibaadka Xajka.

Madaxweynaha XajkaMadaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno wasiirro ah ayaa galbta u dhoofay dalka Sucuudi Carabiya si ay uga qayb-galaan gudashada waajibaadka xajka ee sannadkan oo ah tiir ka mid ah tiirarka Islaamka oo qof wlaba oo muslim ah laga doonayo inuu hal mar guto inta uu nool yahay.
Continue reading

Madaxweeynaha oo sheegay in amnigu yahay sheyga ugu horeeya ee suuro-gelin kara in la helo Waxbarasho, Caafimaad iyo Horumar.

Xaflad Muqdisho.jpg3Madaxweeynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max’uud oo xalay ka qeybgalay xaflad ka dhacday degmada heliwaa goboolka Banaadir taasoo loogu magacday “Kulanka Madaxweeynaha iyo maamulka gobolka Banaadir”. Continue reading

Booqashadii Ra’isal awasaarihii hore Cali Maxamed Geedi ee Jaaliyada dalka Finland & Su’aalo uu ka jawaabay.

CALI GEEDIRa’isal awasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo booqasho ku tagay dalka Finland ayaa lakulmay Jaaliyadda Soomaalida ee dalkaasi kudhaqan, iyadoo Su’aalo ad adag halkaasi lagu weydiiyay, isla markaasna uu si siyaasadeysan uga jawaabay. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

%d bloggers like this: