Posted on August 31, 2014 by SomaliSwiss
War dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar ay Koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab maanta ay ku qaadeen xabsiga Godka Jilicow oo ku yaalla gudaha xarunta Nabadsugidda gobolka Banaadir oo ku dhow xarunta madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo saraakiil ka tirsan kuwa nabadsugidda dowladda ay sheegeen inay soo afjareen weerarkaas ayna ku dileen goobta dhammaan kooxihii weerarka soo qaaday.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on War dheeraad ah ee ka soo baxay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadday Xarunta Nabadsugidda Qaranka.
Posted on August 31, 2014 by SomaliSwiss
Danjire Cali Siciid Faqi oo ah Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo dalka Belgium, ayaa maanta uga warramay Warbaahinta dacwaddii ay dowladda Soomaaliya u gudbisay maxkamadda QM ee la xiriirtay muranka xuduudeedda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta Midowga Yurub oo Warbaahinta uga waramay dacwaddii ay dowlada Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda QM.
Posted on August 31, 2014 by SomaliSwiss
Warar naga soo gaaray Saakay ayaa sheegaya in kooxo ka tirsan Al-shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen Xarunta Nabadsugidda Gobolka Banaadir oo ku taalla xabsigii godka jilacoow oo ku dhow Barlamaankii hore ee Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Koox ka tirsan Xoogagga Xarakada Al-shabaab oo maanta weeraray Xabsiga Godka Jilacoow ee magaalada Muqdisho
Posted on August 31, 2014 by SomaliSwiss
Howlgalka Badweynta Hindiya oo loogu saarayo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa waxaa uu shalay ka bilowday gobolka Shabeellaha Hoose, sidoo kalena waxaa maanta ciidamada XDS oo gacan ka helaaya kuwa AMISOM ay ka billaabeen G/Sh/Dhexe. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada XDS oo gacan ka helaaya Kuwa AMISOM oo la wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe
You must be logged in to post a comment.