Advertisements

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo maanta lagu wareejiyey Toban Gaari Dab-damis ah.

dab-demisWasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ayaa maanta lagu wareejiyey Gaadiid Dab-damis ah, kaas oo uu ku deeqeen Xafiiska Taakuleynta AMISOM ee Q.M.
Continue reading

Advertisements

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dalka ku soo labtay, kana warbixiyay safaro uu ku tagay qaar kamida dalalka Afrika.

Ra'iisal-waasaraha oo Soo laabtayRa’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, iyadoo ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, maamulka gobolka Banaadir iyo shacab.
Continue reading

Beesha Caalamka oo walaac ka muujiyay qabsashada Tuulada Saaxdheer, waxayna ku baaqday in ciidamada laga saaro Tuuladaas.

International.jpg1Wakiilka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James P. McAnulty, ergayga Qaramada Midoobay Somalia, Nicholas Kay iyo safiirka Midowga Yurub ee Somalia, Michel Cervone d’Urso ayaa walaac ka muujiyay ciidamada hubaysan ee la geeyay tuulada Saaxdheer ee gobolka Sool iyo khilaafka ka dhashay.
Continue reading

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, ka warbixiyey mowqofka dowladda federaalka ee ku aaddan weerarkii Tuulada Saax-dheer ee Gobolka Sool.

W. warfaafinta.jpg3Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka dowladda federaalka ee ku aaddan weerarkii ay ciidamada Somaliland ku qabsadeen shalay deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool,waxayna dowladda Federaalka ku baaqday in la joojiyo colaadaha iyo dhiigga daadanaya deegaanadaas.
Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u dirtay Dacwad ku Saabsan Xuduudaha Badda.

United Nations buildingDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u dirtay maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay dacwad la xiriirta muranka badda ee kala dhexeeya Kenya, si loo ogaado xadka badda ee uu dal walba leeyahay.
Continue reading

%d bloggers like this: