Posted on August 28, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa loo dhaariyay madaxweynaha cusub ee Turkiga, kaddib markii uu bishan ku guuleysatay doorashooyinkii ugu horreeyay oo ay shacabka dalkaas ku soo doortaan madaxweyne. Madaxweyne Erdogan oo saddex xilli oo isku xigta soo qabtay xilka ra’iisul wasaarenimo ee Turkiga ayaa wacad ku maray inuu muhiimadda koowaad siinayo sidii uu dalkiisa uga horumarin lahaa halka uu joogo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Erdogan oo loo dhaariyay xilka cusub ee Madaxweynannimada dalka Turkiga.
Posted on August 28, 2014 by SomaliSwiss
Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC) ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo maal-qabeennada inay gargaar deg-deg ah la gaaraan deegaannada ay abaaruhu ku habsadeen ee Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC) oo ugu baaqay beesha caalamka inay gargaar deg-deg ah la gaaraan Ummadda Soomaaliyeed.
Posted on August 28, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray waxaana si heer Sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga, halkaasoo uu uga qeybgeli doono caleema saarka madaxweynaha cusub ee Turkiga Racep Tayip Erdogan oo ka dhaceysa maagalada Ankara. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo si heer Sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee dalka Turkiga
Posted on August 28, 2014 by SomaliSwiss
Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ay shalay kula kulmay deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo wafdi ka socday dowladda Somalia iyo urur goboleedka IGAD ayaa sheegay inuu tagayo Kismaayo, uuna ka qaybgalayo shir dib u heshiisiin ah kaga qaybgalayo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Col, Barre Hiiraale oo sheegay inuu tegayo Kismaayo, uuna ka Qayb-galaya shirka dib u heshiisiinta.
Posted on August 28, 2014 by SomaliSwiss
Ciidamada Somaliland ayaa saaka la wareegay gacan ku haynta deegaanka Saaxdheer oo 75-km dhinaca Koonfur kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gacan ku haynta Deegaanka Saax-dheer oo Saaka la Wareegeen Ciidamada Somaliland.
You must be logged in to post a comment.