Advertisements

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Maanta u dhoofay dalka Turkiga.

Madaxweynaha oo u dhoofayMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb geli doonaan xafladda caleemo saarka loo sameynayo Madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo─čan.
Continue reading

Advertisements

Taliska Ciidanka XDS iyo Kan AMISOM oo si wada jir ah u bilaabayaan Howlgal loogu Magacdaray Badweynta India.

Taliska XDSTalisyada Ciidammada xoogga dalka Soomaaliya iyo Taliska Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku dhawaaqay in ay billaabayaan wajigii labaad ee howlgal ay kaga saarayaan gobollada dalka qaarkood Maleeshiyaadka Xarakada Al-shabaab, howlgalkaasoo ay ugu magic-dareen Badweynta India (Indian Ocean). HOOS KA DAAWO VIDEO.
Continue reading

Wafdi Ka Socday Dalka Ingiriiska oo Tagay Baydhabo lana Kulmay Gudiga Farsamo ee Maamul u sameynta Gobollada Koonfur galbeed.

baydhaboWafdi ka socda dalka Ingiriiska oo gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kulamo halkaasi kula qaatay gudiga farsamda ee maamul u sameynta Sadexda gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: