Advertisements

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacaabay Guddiga Farsamo ee ka shaqeynaya Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Somali_logoWasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya oo magacaabay Guddiga Farsamo ee ka shaqeynaya Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud, waxayna Guddigaas ay ka kooban yihiin 27, xubnood, waxaana ka mid ah.
1-Cismaan Ciise Nuur
2-Xaliima Ismaaciil Ibraahim
3-Daahir Xasan Guutaale
4-Cabdi Faarax Jaamac
5-Dr. Khaliif Xirsi Cali
6-Iimaan Xasan Jiiroow
7-Daahir Wehliye Siyaad
8-Maryan Cabdi Geeddi
9-Cabdullaahi Cabdi Cabdulle
10-Maxamed Axmed Maxamuud
11-Cabdullaahi Maalin Gaafow
12-Axmed Dubad Cali
13-Cumar Maxamuud Mahad Alle
14-Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin.
15-Cumar Cali Rooble
16-Maxamuud Aadan Cusmaan
17-Cabdullaahi Muuse Maxamed
18-Maxamed Xaashi Cabdi (Garabey)
19-Cabdi Daahir Maxamed Xareed
20-Durraan Cali Farey
21-Farxiyo Afweyne Sheekh –doon
22-Xareed Cali Xareed
23-C/nuur Macali Maxamuud
24-Cowke Xaaji Cabdiraxmaan
25-Khadiijo Cadaan Cusmaan
26-Juneyd Ismaaciil Cigalle
27-Cabdullaahi Xuseen Cali

SomaliSwiss        Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: