Ciidamo ka tirsan Dowladda Somaaliya oo Tababar loogu qaaday Dalka Imaaraadka Carabta.

Ciidan tababar ImaaraadkaQaybtii saddexaad ee ka tirsan ciidamada gaarka ee ilaalada Madaxtooyada ayaa loo qaaday tababar ay ku soo qaadan doonaan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaasi oo ah mid heerkiisu uu sareeyo.
Continue reading

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Xilka la Wareegay

???????????????????????????????Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabelaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen “Guudlaawe” ayaa xilkiisa la wareegay kaddib munaasabad lagu qabtay magaalada Jowhar oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha.
Continue reading

Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka oo Siminnaar loogu soo Xiray Kampala

Seminaar xildhibaannadaGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tababar xildhibaanno baarlamanka ka tirsan tababar ugu soo xiray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Garoonka diyaaradaha Muqdisho kula kulmay Frank Lobionda oo ka tirsan kongareska Mareykanka.

Madaxweynaha & kongareska MareykankaMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay kula kulmay Mr. Frank Lobionda oo ka tirsan kongareska Mareykanka, kana mid ah xubin ka ah gudiyada qaabilsan arimaha ciidamada iyo wardoonka Mareykanka. Continue reading

%d bloggers like this: